Feysal Cali Waraabe oo Xassan Shiikh ka dalbaday fulinta arrin la xiriirta Somaliland

Guddoomiyha xisbiga mucaaradka ee UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Wuxuu sheegay in xaley uu soo jeediyay si uu ula socdo natiijada doorashada. “Aniga oo waligey daawan doorashada Muqdisho, xaley baan soo jeeday ilaa inta u dambeysay” ayuu yiri Feysal CalI Waraabe. Hoggaamiyaha Xisbiga … Continue reading Feysal Cali Waraabe oo Xassan Shiikh ka dalbaday fulinta arrin la xiriirta Somaliland